Gudida Qandaraasyada Qaranka jsl Waxay Baahinayaan Mashaariic Dhismayaal ah Faahfaahin Halkan Ka Akhri.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Mashaariic kala duwan oo dhismayaal ah oo loo dhisayo Dawladda Faah-faahinta Mashaariicdaasina waa sidan hoos ku qoran.

Image may contain: text

Image may contain: text