Cusbitaalka Hargeysa International Ayaa Adeeg Caafimaad oo Bilaasha Ka Fuliyey Degmada Salaxley ee Katirsan Gobalka Maroodi Jeex.

0

Hargeisa(HNN):-Cusbitaalka hargeysa international Ayaa maanta adeeg caafimaad oo Bilaasha u fuliyay In ka badan afar boqol Oo qof oo ku nool degmada salaxley ee Katirsan gobalka maroodi jeex.

Waxaana badhitaano looga sameyay Cudurada guud cudurada ku dhaca Indhaha Iyo waliba cudurada caruurta Ku dhaca Iyo

dhakhaatirta cusbitaalka Hargeisa international ay dadka ka Daweeynayey
Waa adeegi sideed iyo todobaatanad ee Cusbitaalka hargeisa international uu si Bilaasha uga fuliyay deegaanada Somaliland
Ugu horeyn waxa warbaahinta la Hadalay cabaas cabdiraxmaan iyo Masuuliyiin kale oo kamida cusbitaalka Hargeisa international
Waxayna bulshada Jsl ubalan qadeen in Ay garab istaagi doonan dadka Jilicdasan ee reer somaliland

Dhinaca kale maamulka degmada Salaxley aya uga mahad naqay Hargeisa international cusbitaal iyo Masuuliyiinta deeqdan caafimaad soo Gaadhsiyay degmada salaxley

Ugu dambeyna waxaa halkaasi u Mahadnaqay hargeisa international Husbitaal dadki loo fuliayay adeega
Caafimaad ee lacag la,aanta

Maha marki ugu horeeysay ee u adeeg
Caafimad oo lacag la,aana ka fuliyo Cusbitaalka hargeisa international Deeganada somaliland