Ciidamada Jamhuriyada Jabuuti Oo Qaatay Tababaro Heersare ah Oo Kor Loogu Qaadayo Aqoontoda Ciidamnimo.

0

Hargeisa(HNN):-Ciidamada Kala duwan ee dalka djibouti ayaa waxaa usoo dhammaaday tababaro kala duwan oo kor loogu qaadayo aqoonta iyo tayada ciidamadaasi, waxaana tababaradaasi ka caawinayey saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidamada Dalka faransiiska ee fadhigoodu yahay dalka djibouti.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.