Hodan Abdirahman Oo Xaamilo Ah Kana Jawaabtay Hadalkii Maxamed BK Sir badana Kashiftay.

0

Nairobi(HNN):-Fanaanada Hodan Abdirahman Dheere Oo Muuqaal JAWAAB Ah Sooduubtay Ayadoo Hilfaha U Qaaday Maxamed BK Farxiya Kabayare Oo Dhinac Taagneed Muuqaalkaana Soowada Duubeen Waxay Hodan Abdirahman Baalasha Kariftay Fanaan Maxamed Siciid BK Oo Ay Jawaab Kabixisay Wareysigii Shalay.

Sidaad Muuqaalkaan VIDEO ga Hoos idin Kaga Muuqda Aad Kuwada Aragtaan Waa Fanaaniinta Hodan Abdirahman Iyo Farxiya Kabayare Oo Cadeeyeen Sababta Ka Dambeeyso inuu Maxamed BK Fanka Kaga Baxo Waxayna Sidoo Kale Fariin Baaq Ah Hawada U Mariyeen Fanaan Maxamed BK Ayagoo Baalasha Karifeen Maxamed BK Waxayna Sheegeen Sababta Ka Dambeesay Inuu Fanka Iskaga Baxo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.