Siyaasi C.laahi Dirawal Oo Fariimo Kala Duwan U Diray Xukuumada jsl iyo Hay’daha Sharciga, Kuna Baaqay Inaan Lagu Tuman Dastuurka Qaranka.

0

Hargeisa(HNN):-C.laahi Dirawal Iimaan oo kamida Siyaasiyiinta waayo araga ah ee Reer Somaliland ayaa Xukuumada uu Hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay in aan lagu tuman sharciyada dalka islamarkaana laga shaqeeyo sidii loo hirgalin lahaa Shuruucda Ku qeexan Dastuurka qaranka Somaliland.