Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Laga Helay Xanuunka Corona Virus, ahna Gudoomiyihii Gudida Covid 19.

0

Hargeisa(HNN):-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa sheegay in uu la tacalaayo Xanuunka safmarka ah ee COVID-19.

Cabdiraxmaan Saylici ayaa shacabka ugu baaqay in ay u hoggaansamaan fariimaha Caafimaad, Waxanu bulshada ka Codsaday in ay u duceeyaan isaga iyo inta la dhiban.