Somaliland: Warbaahinta Madaxa Bannaan oo looga Yeedhay Wasaaradda Warfaafinta.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa kulan wada tashi ah ugu yeedhay warbaahinta dalka oo dhan.

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta Somaliland.