Dawlada Itoobiya Oo Somaliland Siisay Deeq Waxbarasho Bilaash.

0

Hargeisa(HNN):-Jamhuuriyadda Somaliland oo deeq waxbarasho ka heshay dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.

Tirada  deeqda waxbarasho ee dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya Somaliland siiyay ayaa dhan 370 arday, oo waxbarashada heerka koobaad ee Jaamacada ah.