Madaxweynihii Hore Sheikh Shariif Oo Sheegay In Aaney Jirin Wax Uu Farmaajo Ula Hadhay Ilaa Dagaal.

0

Madaxweynihii hore somalia Mudane Sheekh Shariif sh Axmed oo ka hadlay arrimah wakhtigan ka taagan somalia, ayaa sheegay in aanu madaxweynaha wakhtigiisu dhammaday ee maxamed C.laahi Farmaajo, wax ula hadhay jirin ilaa uu ku qaaday dagaal madaxweyneyaashaasi hore iyo siyaasiyiinta u taagan Musharaxiinta ee mucaaradka somalia.