Koomishanka oo soo saaray liiskii kama Danbeysta ahaa ee Murashixiinta Golaha Deegaanka.

0

Muqdisho(HNN):-Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah u soo saaray liiskii kama-bambaysta ahaa Ee Musharixiinta Golayaasha Deegaanka Somaliland .