Prof Cabdi Ismail Samater Oo Dusha Ka Saaray Dagaalka Ka Socoda Muqdisho Inuu Sabab u Yahay Madaxweynaha Wakhtigu Ka Dhammaday Farmaajo.

0

Minisota(HNN):-Prof cabdi ismaacil samater oo kamid ah aqoonyahanka soomaliyeed inta badan wax laga waydiiyo arrimaha somalia, ayaa waraysi uu bixiyey si adag ugaga hadlay xaalada maanta somalia gashay isagoo eeda dusha u saaray hogaamiyaha xukuumada villa somalia maxamed c,laahi Farmaajo madaxweynaha wakhtigiisu dhammaday.