Somaliland Waxaa Wajiga 2aad Laga Qaaday Imtixaanka Shaqaalaysiinta Dad Tiro Oo Dawladu U Qaadatay Shaqaale.

0

Hargeisa(HNN):-Hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa imtixaan ka qaaday qaybtii labaad ee shaqaalaha dawlada, iyadoo imtixaankaasna looga fadhiistay dhammaan gobolada dalka.

Guddoomiyaha hay’dda shaqaalaha dawlada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in ay in tirada guu dee shaqaalaha imtixaankaas u fadhiistay ay dhan yihiin 761 ka mida shaqaalaha dawlada Somaliland, kuwaas oo aan hore imtixaan looga qaadan.

Ugu dambayn guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada Somaliland Faxaan Aadan wuxuu sheegay marka qaybtaasi labaad ee sshaqaalaha ahi aan hay’adda shaqaaliuhu ogolaan doonin in hay’addaha dawlada ay joogaan shqaale aan joogto ahayn.