Halkan Ka Daawo Qaabkiii ay Ciidamada Mucaaridku Saaka uga baxeen goobihii ay ku sugnaayeen.

0

Muqdisho(HNN):-Ciidamadii kala duwanaa ee kasoo horjeeday muddo kordhintii madaxweynihii hore somalia maxamed c,laahi farmaajo u kordhiyey xukuumadiisa iyo golayaasha ayaa saaka ka baxay goobihii ay kagaga sugnaayeen gudaha caasimada muqdisho.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.