Akhri: Nuxurka Fariin ku socota Guud ahaan shaqaalaha dawladda

0

Hargeisa(HNN):-Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, mudane Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay inay shaqaalaha dawladu shaqada fasax ka noqon doonaan maalmaha salaalasada iyo arbacada munaasibada xuska sannad guuraddaa 30’aad ee 18-ka May awgeed.