Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo la Hadlay Kumanaan taageersan murrashixiintiisa.

0

Hargeisa(HNN):-Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID , Eng Faysal Cali Xuseen ayaa fagaaraha magaalada burco kula hadlay kumanaan ka mid ah taageerayaasha la dhacsan murrashixiintiisa.

guddoomiye Faysal ayaa fagaaraha kaga hadlay arrimaha doorashooyinka , Soomaaliya iyo arrimo kale duwan

Halkan ka DaawoÂ