War Deg-Dega-Natiijada Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gabiley Oo Hadda Soo Baxday+Tirada Musharaxiinta Soo Baxay.

0

Gabiley(GNN):-Waxaa hadda si rasmi ah usoo baxday natiijada Musharaxiinta ku Guuleystay golaha deegaanka degmada gabiley oo kala ah Xisbiga kulmiye oo ku guulestay 5 Xisbiga waddani oo isna helay 4 kursi, halka xisbiga Ucidna helay 4 kursi.