Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dareen Celiyay Doorashada Uu Ku Guulaystay Iyo Fariinta Uu Udiray Taageerayaasha.

0

Gabiley(HNN):-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiiin cumar cabdi ayaa dareen celiyay guusha uu ka gaadhay tartankii doorashada golaha deegaanka oo uu markale u guulaystay in uu kamid noqdo golaha isagoo oqday xildhibaanka ugu codka badan golaha deegaanka gabiley ee lasoo doortay

Sidoo kale maayar amiin ayaa umahad celiyay dadka gobolka gabiley ee codkooda siiyay iyo taageerayaashiisii naf hurka ahaa ee horseeday guusha uu gaadhay.