Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Labada Gudoomiye Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Wax Uu Daarnaa!

0

Hargeisa(HNN):-Siyaasi maxamuud xaashi cabdi ayaa maanta kulan la qaatay gudoomiyayaasha xisbiyada wadani iyo Ucid oo maalmihii ugu danbeeyay ku hawlanaa hirgalinta heshiish ay wada yeesheen xisbiyada mucaaridka oo lagu hananayo shir gudoonka golaha iyo maayarada dalka qaarka

Kulanka gudoomiye ciro iyo faysal cali waraabe. Iyo maxamuud xaashi ayaan la shaacin ujeedada uu daarnaa

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;