Kulan dhexmaray madaxweyne Axmed Madoobe iyo Gudoomiye Cabdi Xaashi oo kulan ku yeeshay muqdisho+arrimaha lagaga hadlayey.

0

Muqdisho(HNN):-Gudoomiyaha aqalka sare dawlada federaalka somalia Cabdi Xaashi C,laahi ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dawlad goboleedka jublland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, xogaha kulan aanu ka helay ayaa sheegaya inuu la xidhiidho sababta xukuumada wakhtigeedu dhammaaday ugu diiday mar kale inuu qayb ka noqodo shirka maamul goboleedyada iyo dawlada dhexe.