Waraysi Xasaasi ah Gudoomiye Xinif Oo Kamida Saraakiisha Xisbiga Kulmiye Iyo Su’aalo Kulul Oo La Waydiiyey.

0

Hargeisa(HNN):-Gudoomiye C,kariin Xinif oo kamida siyaasiyiinta xisbiga kulmiye ayaa lala yeeshay waraysi xasaasiya oo inyar ku sigtay inuu faraha ka baxo kadib markii su’aalo xasaasi ah laga waydiiyey arrimaha xisbiga kulmiye, guuladarradii kasoo gaadhay doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiilada oo ay kagaga cod bateen xisbiyada mucaaridka somaliland, sidoo kale waxaa iyana wax laga waydiiyey Siyaasiga maxamuud xaashi cabdi iyo sababta uu xisbiga kulmiye uu u kasban waayey  inuu ka tirsan yahay,

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Waraysigan.