” Habeen Shaki Igama Galin , Waxa La Marmarinayo In Uu Geeyo ” Maxamuud Xaashi.

0

Hargeisa(HNN):- Siyaasiyga Maxamuud xaashi Cabdi oo caawa ka qayb galay madal lagu soo bandhigayey buug uu qoray abwaanka yuusuf shaacir ayaa ka hadlay arrimo xasaasiya.

Waxaanu sheegay inaanay jirin waxbadan oo been laga sheegay, halkan hoose ka daawo muuqaalka khudbada siyaasiga Maxamuud Xaashi cabdi.