Kumanaan Ka Mid Taageerayaasha Jacob Zuma Madaxweynihii Hore Ee South Africa Oo Mudaharaado Rabshado Watay Ka Dhigfay Gobolka KZN .

0

Johnsburg(HNN):-Gobolka KZN Xaalad Dagananshiyo La,aan Ayaa Maalintii 2 Ka Jirta Kadib Rabshado Xoogan Oo Ay Dhigayaan Tageerayasha Jacob Zuma

Boqolaal qof Oo Kamid Ah Taageerayaasha Jacob Zuma kana soo horjeedo xukunka xabsiga ah ee lagu Riday ayaa maalintii 2aad dibadbaxyo waa weyn oo rabshado wata waxay ka wadaan Qeybo badan oo kamid ah gobolka
Ugu yaraan 25 gaadhi oo ay ku jiraan gawaadhida xamuulka qaada ayaa dab la qabadsiiyay Wadooyin muhiim ah oo gobolka ayaa go.aan waxaana gabi ahaanba wadooyinka lagu gubay taayaro iyadoo wadooyinka Qaarna dhagxaan lagu jaray
Ciidamada Booliska ee gobolka KZN ayaa ku howlan dajinta rabshadaha ka socda Qeybo kamid ah gobolka