Xafaar Mudo 30-sano ah Qodayay Xabaalaha Hargaysa oo Ka Waramay Mucjisooyinka Uu La Kulmay Dad Soo Noolaaday.

0

Hargeisa(HNN):-Ninkan oo muddo sodon sano ah ka shaqeynayey qodista xabaalaha dadka dhintay lagu aaso ayaa ka waramay arrimo layaab leh oo uu ug soo joogay intii uu ku gudo jiray shaqadan xafaarnimada, waxaanu ka waramay dhacdooyin argagax leh oo kaa yaabin doona halkan hoose ka daawo muuqaalka Waraysigan.