“Dadka oo noo riyaaqaya markaan aragno waanu…” Fanaanad Aamina Faarax.

0

Hargeisa(HNN):-Fanaanada Caanka ee Aamina Xirsi Wabar Aamina Gacan la’a ayaa lagu soo martiqaaday Munaasibada Bandhiga carwada buugaagta hargeisa book fair halkaas oo ay ka jeedisay heeso kala duwan oo ka turjumay dhaqanka iyo afka soomaaliga, waxaana ay halkaa ka sheegtay dareenkeeda ku aadan xafladaha lagu soo martiqaado iyo sida ay bulshadu u qaabishay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Fanaanada Aamina Xirsi wabar.