Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Ciyaaraha Dawlad Deegaanka Soomaalida oo gaadhay Magaalada Berbera.

0

Berbera(HNN):-Waftigan uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada ciyaaraha ee deegaanka somaalida itoobiya ayaa maanta gaadhay xarunta Gobolka Saaxil, waxaana uu wasiirku kormeer ku tagayaa Dhismaha cusub ee dekeda berbeera oo ay qayb ka tahay Dawlada itoobiya sidoo kale waxaa uu dalxiis ku tagay wasiirka iyo waftiga la socoday xeebta batalaale oo uu u dabaa tagay.

Halkan Hoose Ka  Daawo Muuqaalka Warkan.