PUNTLAND: 11 Senator ee Puntland Sidee loo kala qeybiyey “Xogaha ku gadaaman”.

0

Garoowe(HNN):-Madaxweyne Deni oo Soo gabogabeeyey xulshada 11ka senator ee uga qayb galaya doorashada somalia, xogaha ku gadaaman iyo arrimo u baahan inaad wax badan ka ogaato.