Isbaheysiga Mucaaridka Somaliland Ee UCID Iyo Waddani ayaa caawa Xaflad Dabaal Deg Ah Hargeysa Ku Qabsadey.

0

Hargeisa(HNN):-Labada xisbi mucaarid ee Somaliland ayaa waxaa ay caawa magaalada Hargeysa ay ku qabsadeen xaflad ay ugu dabaal degayaan guushii ay ka gaadheen hanashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland .

Xafladan waxaa ka soo qeyb galay shirgudoonka cusub ee Golaha Wakiilada , xildhibaanada labadan xisbi mucaarid ee Guusha Dhaliyey , gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID Iyo Waddani iyo qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiyada mucaaridka

 

May be an image of text that says 'USTICE AND WELFARE PARTY WADDANI IONAL PARTY SBIGA NAT XAFLADDA MAHADNAQA MUDANYAASHA ISBAHAYSIGA EE GUUSHA SHIR GUDDOONKA DHALIYEY EE UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA WAKIILADA JAMHUURIYADDA SOMALILAND. å Frıday, August 6 2021 Mango Garden Hotel'

May be an image of 6 people, people standing and indoorMay be an image of 7 people, people sitting and people standingMay be an image of 7 people, people standing and indoorMay be an image of one or more people and indoorMay be an image of 8 people, people sitting and people standingMay be an image of 7 people and people standingMay be an image of 5 people and people standingMay be an image of 9 people, people standing and indoorMay be an image of 11 people, people standing and indoorMay be an image of 3 people, people standing and indoorMay be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 9 people, people sitting, people standing and indoor

May be an image of 7 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 11 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 8 people, people sitting, people standing and indoor

May be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 2 people and people sittingMay be an image of 5 people, people standing and indoorMay be an image of 4 people, people standing and indoor