Madaxwaynaha Jsl Oo Agaasime Guud Umagacaaabay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Xubno Kale.

0

Hargeisa(HNN):-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi Ayaa si hoose oo aan la shaacin umagacaabay agaasimaha guud Ee wasaarada arimaha gudaha halka uu xilkii ka qaaday Agaasimihii Tacliinta sare mid kale umagacaabay xilkaasi.

Agaasimaha guud ee madaxwayne biixi umagacaabay Wasaarada arimaha gudaha ayaa lagu magacaabaa Cabdirashiid Xirsi Cali oo hore u Ahaan jiray xoghayaha gaarka Ee madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa agaasime cusub umagaacabay agaasimha tacliinta sare halka uu agaasimihii horena xilka ka qaaday,