Safiir Ku Xigeenka Dawlada Somaliland u joogay Dalka Sweden oo Eedaymo Usoo Jeediyey Wasaarada Arrimaha Dibeda jsl.

0

Hargeisa(HNN):-Safiir Ku Xigeenka Dawlada Somaliland u joogay Dalka Sweden oo Eedaymo Usoo Jeediyey Wasaarada Arrimaha Dibeda jsl.

Dhanka Kale Safiir ku xigeenkan ayaa wasaarada arrimaha dibeda somaliland ku eedeeyey in qaab aan sharci ahayn oo fariin ah ay ugu sheegeen in ay laga qaaday xilka uu hayey kaas oo aan shaqeynayn sanadihii ugu danbeeyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalk uu Arrimahaasi Kagaga Hadlayo.