Xukuumada Jsl Oo Ka Hadashay Sobobta Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Loogaga Yeedhay Xarunta Danbi Baadhista.

0

Hargeisa(HNN):-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay Sobobta gudoomiyaha xisbiga waddani loogaga yeeshay Xarunta ciidanka C,I,D oo wax lagaga waydiiyo hadalo uu hore madaxwaynaha eedo ugu jeediyay

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh cabdilaahi suufi jibril ayaa sheegay in qofka ama masuulka loo yeedhi karo si wax looga waydiiyo waxyaabaha loo haysto balse madaxda xisbiyada mucaaridku ay ka badbadiyeen iyagoo wixii ay ku hadlayeen la arkayay,

Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa sheegay in aan cidina ka waynay sharciga mucaaridkana looga bahan yahay in ay ilaaliyaan sharciga dalka.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;