Shir Lagaga Arrinsanayo Abaaraha Ka Jira Deegaano kamida Somaliland oo Ay Maanta Isugu Yimaadeen Madaxda Dalka iyo Hay’adaha Caalamiga ahi.

0

Hargeisa(HNN):-Kulankan oo ay kasoo qayb galeen Madax kala duwan oo uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada somaliland mudane C,raxmaan ismaaciil Saylici iyo Madaxda Hay’adaha dawlada Qaar kamid ah ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ku sugan Waxaana kulankan lagaga arrinsanayey Abaaraha baahsan ee ka jira deegaano ka tirsan somaliland.