Sir Culus: Xoolaha Berbera ka dhoofaya oo Soomaliya Fasax looga soo Qaaday

0

Hargeysa (HNN)- Urur Siyaasadeedka Miisaan ayaa soo Bandhigay Arrimo Sir ah oo Somaliland iyo Soomaaliya ka Dhexeeya, Faah Faahinta Barnaamijkaasi halkan Hoose ka Daawo.