“SOLJA iyadaa Dhabar Jab ku ah Suxufiyiinta Xidhan…” Garyaqaan Siciid Jamhuuriya

0

Hargeysa (HNN)- Garyaqaan Siciid Xuseen Yuusuf (Siciid Jamhuuriya) ayaa si adag u dhaliilay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, Faah Faahinta Warkaasi halkan Hoose ka Daawo.