War Cusub: Dhex dhexaadinta Midawga Yurub oo la Fashiliyay & In la Xidho BBC-Somali

0

Hargeysa (HNN)- Madaxda Urur Siyaasadeedka Miisaan ayaa si adag uga hadlay dhex dhexaadinta Ergayga Midawga Yurub u Fadhiya Soomaaliya uu dhex dhexaadinaayo Xukuumada Madaxweyne Biixi & Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.