24Qof Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Magaalada Baladwayne Oo Lasoo Gaadhsiiyay Magaalada Muqdisho.

0

Qaraxyo isdaba joog ah oo maanta ka dhacay magaalada beledwayne ayaa sobobay dhimasho iyo dhaawac tiro badan kuwaasi oo ay ku jireen dadka ku dhintay wasiiro masuuliyiin kale oo kamid ahaa maamul goboleedka shir shabeele.

 

Dadkan dhaawaca ah ee la keenay magaalada muqdisho ayaa qarkood xaaladoodu aad culus tahay kuwaasi oo lagu dabiibayo cisbitaalada magaalada muqdisho.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;