War ka Farxiyay Maayir Cabdikariim Axmed Mooge & Maareeye Maxamed Cali Daarood + Sababta.

0

Sheekh Cabdi-qaadir Carab Warsame (Sheekh-Jaabir) oo ka mid ah Culimada Waaweyn ee Somaliland Gaar ahaan Qaadiriyada ayaa aad u amaanay dadaalka iyo horumarka ay muujiyeen Maayir Cabdikariim Axmed Mooge & Maareeye Maxamed Cali Daarood, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.