Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo War Kasoo Saaray Mudo Xileedka Sedexda Xisbiga Qaran!

0

Hargeisa(HNN):-Gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxaabta ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saareen ku sheegay in mudo xileedkii shahaadada sedexda xsbiga qaran ee Kulmiye, Waddani Iyo Ucid oo maanta ku dhan yahay mudadii 10sano ahayd ee ay haysteen liisanka xisbinnimo

Sidoo kale gudida diwaangalinta ayaa sheegay in ay la siman yihin ururada cusub ee siyaasada.