Baafin Fadlan La Wadaag Haddii aad Garanayso Dadkan Oo Ehelkoodii Baafinayaan.

0

BAAFIN; Waxaa La Raadinayaa Dadkan Magacyadoodu Hoos Ku Xusan Yihiin!

BAAFIN;

Waxaa la Baafinayaa Dadkan Magacyadoodu Hoosta ku Xusan Yihiin Oo ku kala Nool Somaliland, Somaliya iyo nawaaxiga Magaalooyinka Jigjiga, Harar iyo Diridhaba Oo Wakhtigii hore ku noolaan jirey Jabouti sannadihii sideetamaadkii (1980s) illaa Horaantii labadii kun 2000.

1; Amina Cali Axmed

2; Amran Daa,uud Xasan

3; Fadumo Axmed Maxamud

4; Caasha Maxamed Jaamac

5; Muxumed Cabdi Qalinle

6; Fadumo Maxamed Axmed

7; Khadra Cabdi Ibraahim

8; Saado Cali Ibraahim

9; Sacaada Xasan Waadhowr

10; Khadra Xasan Cabdi

Waxaana Raadinaya Ubadkoodii Oo Degan Dalka Faransiiska, Haddii ay Fariintan Helaan Ama Ay Jirto Cid Garanaysaa Hala Soo Xidhiidhaan Numberadan:

Telephone: 00 252 63 8041523

Whatsapp: 00 252 65 9105650