War Farxad Leh-Qurbejoog Reer Somaliland ah oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyey Dhismaha Jaamacada Quraanka Kariimka ee Arabsiyo La Waddo.

0

Gabiley(HNN):-Waxaa Maanta Deeq Lacageed oo ay ku deeqeen Muwaadiniin reer somaliland ahi lagu wareejiyey gudida gacanta ku haysa dhismaha jaamacada quraanka iyo culuumta diinta islaamka oo sanadihii ugu danbeeyey uu dhismaheedu ka socoday Degmada Arabsiyo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Farxada leh.