Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland oo maanta Xilkii u kala wareejiyey.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirka Beeraha Cabdiqaadir Iman Warsame Oo Xilka U Kala Wareejiyey Wasiir ku-xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Beeraha Maxamuud W. Jaamac & Wasiir Ku-xigeenkii hore Ee Beeraha Yurub Abiib oo loo bedelay Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada.