Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Sheegay Dekeda Berbera ay La Jaan Qaadayso kuwa caalmaka iyo shuruucda caalamiga ah.

0

Berbera(HNN):-Maareeyaha dekedaha somalilabnd mudane Siciid xassan cabdilaahi oo ka hadlay xaflad lagu furayey xafiis cusub oo ay wada shaqeyn yeelan doonaan ayaa ka waramay doorka wada shaqeyneed ee ay yeelan doonaan xafiiskaasi cusub iyo in wakhtigan dekeda somaliland ee berbera ay la jaan qaadayso dekedaha caalamiga islamarkaana ay dabaqayaan in ay raacaan shuruucda caalamiga ah ee dhinaca dekeda.