Xoghayaha Gudida Qaranka ee Ka Hortaga Xanuunka Covid 19 Oo Maanta Tababar u Furay Shaqaale Ka Socoda Gobolada Barriga Somaliland.

0

Burco(HNN):-Eng Xuseen Aadan Cige (Deyr) Ayaa maanta tababar u furay gudiyo ka kala socoda gobolada Togdheer, Sanaag & Sool kuwaas oo lagu tababari doono sidii ay bulshada u gaadhsiin lahaayeen ka hortaga xanuunka corona virus oo dib ugu soo laba kacleeyey dunida waddamo badan.

Waxaan khudbad dheer oo uu Xoghayaha Guud ee Gudida Heer Qaran Ka hortaga Xanuunka Corona virus kula dardaarmay hawlwadeenada ka socoda saddexaasi gobol inay muhiimada tababarkan gaadhsiiyaan shacabka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan oo Faahfaahsan.