Halkan Ka Daawo-Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Kormeeray Goobihii Shalay Khasaaraha Roobku Gaadhsiiyey.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Maayirka Caasimada Hargeisa mudane C,raxmaan maxamuud Caydiid Soltelco oo ay weheliyeen Masuuliyiin kale iyo ciidamo ka waday hawlgalo  ayaa Buuqday Goobihii ay shalay roobabkii da’ay dhibaatada u Gaysteen.