Madaxweynaha jsl Oo Maanta Ka Qayb Galay Xaflada Qalinjabinta Munaasibada Jaamacada Timacade Gobolka Gabiley.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Halkan Ka Daawo:”Hadaad Is tidhaahdeen madaxwaynaha Xagiina loo tinayaye is dhowra ‘is dhowra lakiin xaqiina haku seegina”Madaxwayne Biixi Oo Maanta Ka Qayb Galay Qalin Jabinta Jaamacada Tima Cade Ee Gabilay.