Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Amarkii Wasiirka Gaadiidka ee Bilaydhada Cusub in La Qaato.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Wasiirka Maaliyada Jsl Ayaa Waxba kamajiraan Ka Dhigay Qorshe amaro ah oo ay wasaarada gaadiidka jls ay bulshada hore ugusoo gudbisay in bilaydhada gaadiidka lagu bedelo kuwo cusub oo ay keentay,taas oo lacag xaaraan ah oo ay hore Golaha sharci dajinta jsl u laaleen shacabka kusoo rogtay, wasiir sacad cali shire oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aaney waajib ahayn in qofku ku khasban yahay qaadashada numbarada cusub ee gaadiidka.

Halkan hoose Ka Daawo.