Hargeisa-Ciidamada Booliska Oo Jidh Dil u Gaystay Mid Kamida Fanaaniinta Da’da Yar oo Dhawaan Muqdisho Kasoo laabtay.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Fanaanka Qamar Suugaani Oo Kamida Wiilashada Wakhtigan fankooda aadka loo xiiseeyo ayaa galabta sheegay in ciidamada booliska somaliland jidh dil u gaysteen, kadibna ay ku xidheen saldhig ku yaala mid kamida xaafaha magaalada hargeisa.