Deg Deg: Daawo Muuqaalka Gaadhigii Shalay Isku Qarxiyay Xeraddii Ciidanka Maraykanka Ee Bali-Doogle Ee Soomaaliya.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Sida ka muuqata gaadhiga ayaa  lagu qarxiyay Duleedka Xeradda ay Ciidanku deganaayeen balse Shabaabku lug ayay ku galeen gudaha Xeradda Ciidanka, Waxaana ka dhashay khasaare badan oo baahsan.