Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Maanta Shaaciyey Shirkadaha Ku Guuleystay Dhismaha Haayada Dhawrista Tayada Somaliland.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Gudida Qandaraasyada Qaranka jsl Ayaa Maanta Shaaciyey Shirkadaha Ku guuleystay Qandaraaska laba Mashruuc oo ah dhisme loo dhisayo Haayada Dhawrista tayada somaliland.