“Soomaliland Oo Noqotay Wado Ay soonaraan Tahriibayaasha Oromadu”Xildhibaan Qabile Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada JSL Oo Si Adag Uga Hadlay Tahriibayasha Oramada.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Ciidamada Booliska Somaliland Oo La Macaamila Tahriibayaasha Oromada oo Si Xawliya u dhexmara jidka Somaliland ilaa puthland.