Masuul Ka Tirsan Dawlada Hoose Hargeisa Oo U Dhoofay Dalka Germany Oo kagaga Qayb Galayo Shir Caalamiya.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Masuulkan Oo ka tirsan Dawlada hoose caasimada hargeisa ayaa saaka u dhoofay dalka Germany halkaas oo uu kagaga qayb galayo Shir Caalamiya.

Waftigan uu Hogaaminayo Masuulkan ka Socoday Dawlada hoose ayaa Maanta ka dhoofay madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeisa.